UK oo Digniin adag kasoo saartay Khilaafka Farmaajo iyo Rooble fariina u dirtay Ciidanka

Khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo iyo Ra’isul Wasaare Rooble ayaa sii xoogeestay, waxaana khilaafkan walaac xoogan ka muujiyay qaar kamid ah wadamada Caalamka ee sida weyn u taageera Soomaaliya. Wasiirka arrimaha Afrika u qaabisan UK-Vicky Ford, ayaa walaac xoogan ka muujisay khilaafka u dhaxeeya Farmaajo iyo Rooble , waxa ayna sheegtay in khilaafkan dhaawici … Continue reading UK oo Digniin adag kasoo saartay Khilaafka Farmaajo iyo Rooble fariina u dirtay Ciidanka